Artwork

محتوای ارائه شده توسط HORN PEACE PRESS DAILY NEWS PODCAST SHOW. تمام محتوای پادکست شامل قسمت‌ها، گرافیک‌ها و توضیحات پادکست مستقیماً توسط HORN PEACE PRESS DAILY NEWS PODCAST SHOW یا شریک پلتفرم پادکست آن‌ها آپلود و ارائه می‌شوند. اگر فکر می‌کنید شخصی بدون اجازه شما از اثر دارای حق نسخه‌برداری شما استفاده می‌کند، می‌توانید روندی که در اینجا شرح داده شده است را دنبال کنید.https://fa.player.fm/legal
Player FM - برنامه پادکست
با برنامه Player FM !

Go’aamadda Taariikhiga ah ee Kaso Baxay Kulankii Manta Ka dhacay Hoolka Shirarka Suldaan Odowa Liban

21:10
 
اشتراک گذاری
 
Manage episode 313704978 series 3282793
محتوای ارائه شده توسط HORN PEACE PRESS DAILY NEWS PODCAST SHOW. تمام محتوای پادکست شامل قسمت‌ها، گرافیک‌ها و توضیحات پادکست مستقیماً توسط HORN PEACE PRESS DAILY NEWS PODCAST SHOW یا شریک پلتفرم پادکست آن‌ها آپلود و ارائه می‌شوند. اگر فکر می‌کنید شخصی بدون اجازه شما از اثر دارای حق نسخه‌برداری شما استفاده می‌کند، می‌توانید روندی که در اینجا شرح داده شده است را دنبال کنید.https://fa.player.fm/legal
Author’Name:(Muktar’Bashir) Day:Wenesday Date:19’August, 2021. Jigjiga .Somali Region . Ethiopia. Published By: ( HORN PEACE PRESS DAILY NEWS) shirkan oo uu hogaaminayay •madaxwaynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar . ° Wasiirka Xafiiska Adeega Shacabka iyo Horumarinta Cudada Shaqaalaha DDS • Wasiirka Madaxtooyada DDS mudane Sheekh Xasan hadaba Shirkan ayaa ka koobnaa qodobadan Hoos kuxusan 1. dardar galinta Adeegbixinta Xafiisyada Heer Deegaan 2. Qorshayaasha istarajiyadeed sanadkan 2014 u qorsheysan xumada DDS 3. Guulaha Horumarineed ee ay Xumada Hirgalisay 4. is bar bar dhiga tacadiyadii foosha ee ay xumadii cabdi iley ka fulisay gudaha deeganka soomalida isbadalka siyaasadeed ee wakhti xadirkan ka jira deeganka soomalida ka hor. 5. xaaladaha siyaasadeed ee wakhti xadirkan dalka ku sugan yahay . 6. doorka deeganka soomalidu ee ku aadan ka qayb qaadashada taloobooyinka lagu xaqiijinayo sareynta sharciga iyo xasiloonida abniga ee lagu soo afjarayo xoogaga isbedel diidka ee ka horyimid isbadelka siyaasadeed ee hana qaaday guud ahaan dalkeena itoobiya 7. tacadiyadii ay ururka TPLF ay sida xanuunka badan ee mudadii 30 ka sano aheyd ee siyaasada dalka ay hoogaminayeen u geysteen shacabka ku nool DDS . 8. xoojinta iyo mideynta aragtida isbadelka siyaasadeed ee dalka itoobiya iyo deeganka soomalida ka jira wakhti xaadirkan ee hogaaminta qaabdhismeedka xisbiga barwaaqo iyo qaabdhismeedka shaqaalaha dowlada A). heerarka kala duwan ee taageerayasha xisbiga iyo xubnaha xisbiga barwaaqo ee deeganka soomalida . Guntii iyo Gunaadkii Shirka wada tashiga shaqaalaha qaabdhismeedka dowlada iyo xukumada DDS oo uu shir gumooniyay Madaxwaynaha deeganka soomalida mudane mustafe muxumed Omar . Hadaba shirkan oo maalintii shalay aheyd ka ka qabsoomay hoolka shirarka suldaan odawaa liibaan ee gudaha mataxtooda deegaanka soomalid ayaa si mug iyo meeqaan iyo miisanba leh loo qiray in uu ahaa shirkii abid ugu wanaagsanaa ee tan iyo intii isbadelka furfurnaanta siyaasadeed ka hana ka hana qaaday dalkeena itoobiya iyo sidoo kale deeganka soomalida . ay isugu yimaadeen guud ahaan qaabdhismeedka shaqalaaha dowlada heerarkooda kala duwan ee deegaanka soomalida . Isku soo wada duuboo Shirkan oo gabagabadii soo xidhay Madaxwaynaha Deegaanka soomalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar Bade ayaa waxaa xusid mudàn in ay ka soo baxeen qorshayaal dhaxal gal ah oo ku qotama mustaqbalka iyo ayaaha iyo danaha masiiriga ah. ee shacabka deeganka soomalida waxaana ugu dambeyntii kulanki taariikhiga ah uu ku soo gaba gaboobay guul iyo gobanimo ku salka ku haysa samaan iyo soomaalinimo loo dhanyahay . Edited by : ( Jigjiga Somali News) Copyright © 2021 Bigbornpeacepress.wordpress.com All rights reservedAdvertisements --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/horn-peace-press-podcast/message
  continue reading

47 قسمت

Artwork
iconاشتراک گذاری
 
همه قسمت ها

×
 
Loading …

به Player FM خوش آمدید!

Player FM در سراسر وب را برای یافتن پادکست های با کیفیت اسکن می کند تا همین الان لذت ببرید. این بهترین برنامه ی پادکست است که در اندروید، آیفون و وب کار می کند. ثبت نام کنید تا اشتراک های شما در بین دستگاه های مختلف همگام سازی شود.

راهنمای مرجع سریع