Bringing you innovative discussions to change your mindset for the better.
…
continue reading
Translated short Somali Stories for children. In each episode there is something that children could learn. Sheekooyin Soomaaliyeed oo carruurta loo turjumay, sheeko kasta waxa jira wax ay carruurtu baran karaan.
…
continue reading
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
Daily Somali Radio programs by Adventist World Radio
…
continue reading
In this podcast, we'll dive deep into the Somali language, its rich culture, and traditions. Whether you're an absolute beginner or someone looking to enhance your Somali language skills, this podcast is for you. https://sites.google.com/view/lslp/learn-somali/basic-somali-phrases Our WhatsApp Group Chat link is https://chat.whatsapp.com/CoCsOH26Y38I0E25HGsfId Got Questions? You can reach me at khadarosman1441@gmail.com😊 Support this podcast: https://podcasters.spotify.com/pod/show/learnsoma ...
…
continue reading
Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka. Waxaanan ku f ...
…
continue reading
None
…
continue reading
UMM AL-QURA CENTRE
…
continue reading
Hehehehehehe
…
continue reading
This is my podcast!
…
continue reading
A description of Somali MIgrational flows Cover art photo provided by Jason Leem on Unsplash: https://unsplash.com/@jleeems
…
continue reading
We're gonna talk about the immigrant experience from Somalia along with some other stuff.
…
continue reading
Podcast by All Things Somali
…
continue reading
Hosted by Yasmin & Hani, the Quintessentially Somali podcasts presents its audience with intellectual conversations from politics and social issues to exciting creative events, exhibitions and social life taking place in the heart of London. Come and join us!
…
continue reading
The reality of a refugee living in the US
…
continue reading
By John, Xavier, Nathan, and Max
…
continue reading
We'll be talking about awesome stories which will inspire you.
…
continue reading
Somali Public Radio is news and public affairs discussion program produced in columbus Ohio for Somali Community in United States and around the world.
…
continue reading
Alternative view on Political, conflict, social situation analysis and to try and find a solution through my experience in Somalia. I'm not going to be kind to anyone and my views are Impartial. You have a right to not agree with me but that doesn't mean we can't get along does it? #SomaliLivesMatter
…
continue reading
Haircare Specialist of 27yrs Product developer Haircare expert!! Support this podcast: https://podcasters.spotify.com/pod/show/natasha-somalia/support
…
continue reading
1
===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya / "Good News", "Gospel Songs", "Words of Life" - Main Languages Used in Somalia ...
Tze-John Liu
===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya==== (Somali, Carabi Standard, Carabi, Ta'Izzi Yemeni, Yemeni Carabi, Carabi Ta'izzi-Adeni, Carabi Taa'izzi-Adeni Taa'izzi, Carabi Ta'izzi-Adeni Adeni, English, Af Maay, Afar(Afaraf) , Swahili, Talyaani, Baluchi Makrani, Baluchi(Bari), Baluchi(Galbeed):Pakistan,Turkiga, Aweer) ===== أخبار سارة" ، "ترانيم الإنجيل" ، "كلمات الحياة" - اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومال ===== ( ...
…
continue reading
Tirada dadka ku dhaca wadna istaaga degdega ah ayaa ku sii socota inay hoos u dhacdo. Subaxnimadii Isniinta, ayaa heerkulka magalada Göteborg ka jiray lagu cabiray 14.0 digrii. Tess Olofsson ay noqon doonta garsooraha joogtada ah ee horyaalka ragga ee Iswiidhen bilowga xilli ciyaareedka soo socda.توسط Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Two wrong don't make it right, if some one treat you badly, doing another mistake want help the situation. Labo qalad isma saxaan, qalad hadii aa sameeysay qalad kale aha ku si xin.
…
continue reading
Dhulgariir ayaa axadii ka dhacay baliga Vänern, ee ku yaalla koonfurta magaalada Karlstad. Wiil toban jir ah ayaa ku qarqamay barkad ku taal beerta madaddaalada ee Skara sommarlands xagaagan. Inta lagu jiro toddobaadka qiimo dhimista ee loo yaqaan Black Week, ayaa jira cadaadis badan oo saaran darawalada gawaarida yar yar ee xamuulka.…
…
continue reading
…
continue reading
Weriyaha ka hawl gasha Raadiyaha Iswiidhen ee qaabilsan Bariga Dhexe, Cecilia Uddén, ayaa ku guulaysatay abaalmarinta saxafiyiinta ugu weyn ee qeybta codka sanadka. Iswiidhen ayaa ka taageeri doonta wax soo saarka dalka Yukreeyn ee gantaalada riddada dheer iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee riddada dheer. Seddex qof oo Iswiidhish ah ayaa midki…
…
continue reading
…
continue reading
Duufaanta ka jirta gobolka Västerbotten ayaa la filayaa inay sii xoogeysato. Shan qof ayaa loo soo xiray tuhun ah in ay ku lug lahaayeen qaraxii ka dhacay xaafadda Östermalm maalintii axadda. Ra'iisul wasaare Ulf Kristersson ayaa ka faallooday xogta ah in Ruushku uu markii ugu horreysay ku riday dhanka Yukreeyn robotka isaga kala goosha qaaradaha.…
…
continue reading
…
continue reading
Maxkamadda sare ayaa xaqiijisey xukunka maxkamadda racfaanka, halkaas oo lagu xukumay labo madax oo ka hawl galayay shirkadda daryeelka ee Attendo. Todobo qof ayaa dacwad lagu soo oogay inay siyaabo kala duwan ugu lug lahaayeen afduub oo loo geeystay wiil 17 jir ah xagaagan. Dadka isticmalaa tubaakadada ama waxa afka Iswiidhishka loogu yeero 'snus'…
…
continue reading
…
continue reading
Baraf iyo roobab baraf wata oo la filayo In ka badan nus milyan ayaa wax ka iibsaday Shein iyo Temu iyo Qaar badan oo ka mid ah toogashooyinka dhimashada ayaa la xalliyaaتوسط Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Ebba Busch oo dooneysa in dib loo eego xuquuqda codbixinta. Saddex qof ayaa loo xiray dilka Akalla. Tirada dhimashada shilalka waddooyinka oo hoos u dhacday.توسط Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Xukun ganaax oo ku dhacay xeer-ilaaliye qaraabe soke u ah hoggaamiye kooxeedka Ismail Abdo. Dalagga soo goay sannadka oo hooseeya. Baraf la fileyo inuu da'o.توسط Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
…
continue reading
Wiil siddeed jir ah ayaa ku dhintay goobta ciyaarta ee dugsiga - hadda waxaa la sii daayay maamule lagu waayey danbi wiilka ku dhintay iskuulka, Mushaarka cusub ee xildhibaannada baarlamaanka. Dalab: hogaamiyeyaasha xisbiyo dhowra ah oo dalbaday in laga wada hadlo Trump.توسط Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Shaqo laaanta oo kordhaysa Hal qof ayaa dhintay kadib toogasho ka dhacday magaalada Malmö. Nidaamka diiwaanka shaashadda gobolka Västra Götaland oo hawada ka baxay.توسط Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Nin lagu soo oogay dacwad laba-dil ah. Waraaqaha xafiiska canshuuraha ayaa fashiliya qofka iska dhigaya inuu ku nool yahay gurigaaga. Nordea uma baahna inay magdhow siiso macmiil la khiyaameeyay.توسط Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Labo wiil oo Iswidhish ah oo rummaanka la dhigey. Ururka shaqaalaha Unionen ayaa balaarinaya shaqo joojintii uu ku hayayTesla. Qoysaska Iswidhishka ayaa wali ka digtoonow wax-iibsiga.توسط Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
This episode is about bullying and what we could do about it even when we do wrong. Sheekadan waxay ku saabsan tahay cagajuglaynta iyo waxa aan ka qaban karno xitaa marka aan khalad samayno.
…
continue reading
Nin lagu rasaaseyey Kista. Nin ka tirsan kooxaha gaangiska oo si khaldan shaqo uga heley xafiiska arrimaha bulshada. Haweenka oo ragga uga badan waxbarashada jaamacadaha.توسط Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Raii'sul wasaare Ulf Kristersson ayaa ugu hambalyeeyay guushii Donald Trump ka dib doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday Mareykanka. Saddex qof ayaa dacwad lagu soo oogay, midaasi oo la xiriirta qarax qorsheysan oo ka dhan ah shirkadda qalabyada difaaca ee Elbit Systems ee ku taalla magaalada Göteborg. Dukaanka dharka iiibiya ee lagu magacaabo H&…
…
continue reading
…
continue reading
Laanta adeega bulshada ee degmeda Botkyrka ayaa xiran maanta oo talaada ah, ka dib markii dhowr qof oo shaqaale ah loo hanjabay. Aagga amniga ee booliiska Norrköping ay ku soo rogeen xagaagan xaafadda Hageby ee degmada Norrköping ayaa lahayd sameeyn amni abuurtay iyo ka hortag dembiyada. Qiimaha cunnada ayaa korodhay 0.2 boqolkiiba bishii oktoobar …
…
continue reading
…
continue reading